FBI-da  oo loogu baaqay in ay baarto Barnaamijka FaceApp ee baraha bulshada qabsaday

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn u qabsaday barnaamijka cusub ee lagu magacaabo FaceApp kaas oo wajiga dadka dhalan rogaya marna ka dhigaya dhalinyaro marna ka dhigaya qof da’ ah. Hoggaamiyaha aqalka Sanatka ee  dalka Mareykanka Chuck Schumer ayaa ugu baaqay Hay’ada dambi baarista Mareykanka ee FBI in baaritaan ku sameeyso barnaamij FaceApp … Continue reading FBI-da  oo loogu baaqay in ay baarto Barnaamijka FaceApp ee baraha bulshada qabsaday